KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE

Talaado: 10 Dec 2019 Si waafaqsan Jadwalka Shaqada ee Golaha Waxaa Kulankii 2aad Kalfadhiga 7aad Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Kulan kuyeeshay Gudiga Dastuurka, dib uhishiisiinta, xalinta khilaafaadka iyo hanti isucelinta Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle

Kulanka Guddiga waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Guddiga Ajendaha Kulanka ayaa ahaa

Sii wadida Falanqeynta Qodobda Dib u eegista Dastuurka DG Hirshabelle ee uu Golaha usoo gudbiyey Guddiga Dastuurka

Falan Qeyn Kusaabsan Qaar kamid ah Cutubyada Dastuurka JFS

Diyaarinta Warbixinta Wax kabadalka Dastuurka DG Hirshabelle

Diyaarinta Warbixinta Dib u eegista Dastuurka Federalka oo uu Guddiga ka qeyb galay Cutubyadii dib u eegista lagu sameeyay

ugu dambeyn Guddiga Ayaa isku racaay in la dadajiyo lana fududeeyo sidii Golaha loo horgeyn lahaa Howlahan uu Guddiga kasoo shaqeyay.

Share

Scroll to Top