Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Magalada Beledweyne.
Ajendaha:
- Kormeerka Iskuulada Iyo Dhageysiga Warbixinada Maamulada Iskuulada.
- Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Iskuulada.
- Kormeerka Jaamacadaha iyo Dhageysiga Warbixinada Masuuliyinta Jaamacadda.
- Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Isbitaalka.
- Kormeerka Isbitalada iyo MCH yada Magalada Beletweyne iyo Dhageysiga Warbixinadooda iyo sido kale Weydiinta Su’aalaha.
Guddiga ayaa meelaha uu booqday waxaa kamid ahaa.
1. School Sh. Mohamed Mo’alin
2. School Al-Aqsa
3. Jaamacada Hiiraan
4.Jaamacada Plasma
5. Isbitaalka Guud ee Gobalka Hiiraan
6. Iyo laba MCH
Guddiga Ayaa Goobaha uu Booqday waxaa uu warbixino kaga dhageystay Masuuliyinta Xarumahaas Iyagoo ugu Dambeyn Weydiiyey Su,aalo kusaabsan Howlaha ay Bulshada u hayaan.





