GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 January 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiiraanka iyo Degmada Beledweyne.

Ajendaha

  1. Warbixinta Garsoorka Gobolka Hiiraan,Baladweyne iyo masuuliyiinta Ciidanka Asluubta ee xabsiga.
  2. Su’aalaha xubnaha Guddiga.
  3. Kormeerka Xafiisyada Garsoorka iyo Xabsiga Baladweyne.

Masuuliyinta Lala Kulmay:

  1. Abdirixin Mohamed Taakoy Gud. Maxkamadda Gobolka Hiran
  2. Ahmed Muumin Nuur Kusimaha Gudoomiyaha Degmada
  3. Abdikarin Salah Garsore Maxkamada Gobolka Hiran 

Goobaha la kormeeray

  1. Maxkamadda Gobolka Hiran.
  2. Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiran.
  3. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha.
  4. Xabsiga Baladweyne.

Guddiga ayaa ugu horeyn warbixin kadhageystay Masuuliyinta Garsoorka Gobolka iyo Kan degmada Beledweyne sidoo kale soo Kormeeray Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiraan iyo Garsoorka Degmada Beledweyne ku shaqeeyaan sidoo kalena weydiyey su.aalo kusaabsan Howlaha Garsorka

Guddiga ayaa ugu Dambeyn Kormeeray Xabsiga Degmada Beledweyne iyo Taliska Ciidanka Asluubta waxeyna kadhageysteen Xaalada Maxaabista iyo Howlah Ciidanka Asluubta.

Share

Scroll to Top