Maanta oo ay Taarikhdu tahay 19 febraayo 2020 Qaar kamid Ah Xildhibanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelleoo Deegan Doorashadodu tahay Degmada warshiikh ayaa Gaaray Degmada Warshiikh Ee Dowlad Goboledka Hirshabelle.
Ujeedka Xildhibaanada ayaa ahaa inay kormeer ku sameeyaan Degmada Warsheikh oo mudo lix ka hor yeelatay Gole Deegan iyo guud ahaan xaaladda Degmada.




