TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiayaha Golaha Wakiilada Hirshabelle asagoo ku hadlaayo Magaca Golaha Wakiilada ayuu Tacsi tiiraanyo leh udiray Dhamaan shacabka reer Hirshabelle iyo Xildhibaanada Golaha gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Maxamuud xuurshow.
waxuuna Marxuumka ilaahay Oga barayay in ilaahay unaxariisto Danbigiisana alle dhaafo.
Waxaa saako dhagar qabayaasho ay gaari kala dageen Xildhibaanka oo marayay wada udhaxayo Muqdisho iyo jowhar kadibna halkaas ay ku dileen.
waxuu shacabka,Dowlada Hirshabelle iyo Dowlada Federalka ugu baaqay in lala dagaalama layskana dhiciyo Argagixisadaan caadeystay in ay gumaadaan shacabka somaliyeed.

Share

Scroll to Top