Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Abdihakim Lukman Haji Mohamed ayaa tacsi u direy.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Hirshabeelle Mudane Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed asagoo ku hadlaaya Magaciisa iyo kan Golaha xeer dejinta Dowladda Hirshabelle waxa uu ka tacsiyeenayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Xildhibaan Xasan Faarax salaad oo ka tirsanaa Baarlamaanka 2aad ee Dowladda Hirshabelle kaas oo ku geeriyooday Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Allaha u naxariisto Marxuumka Waxuu alle uga baryayaa in uu Jannadii Firdows ugu deeqo marti lajecelyahna alle ka dhigo, waxuu kaloo u rajeynaa ehelkiisa, asxaabtiisa iyo Qaraabadiisana samir iyo iimaan alle ka siiyo, Gurigiisa guri janno alle ka dhigo. Aamiin.

Share

Scroll to Top