Hirshabelle Parliament

Hirshabelle State Parliament

Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa 2-November-2020 lagu doortay caasimadda jowhar Ee Hirshabelle, Baarlamaanka waxaa uu ka koobanyahay 99 Mudane, iyo Seddax gudoon, Dr-Abdihakim Lukman Haji Mohamed Waa gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle, Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha waa siraaji sheikh isaaq abdulle, gudoomiye kuxigeenka 2aad waa Mahad Hassan omsan.

Xarunta Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle Waa magaalada Caasimadda ee hirshabelle ee jowhar, Baarlamaanka Hirshabelle ayaa mudadii labada sano ah qabtay howlaha baaxad leh oo ugu weyntahay doorshada aqalka sare ee dowladda soomaaliya ansixinta golaha wasiiradda Xukumadda Hirshabelle, ansixinta misaaniyad sanadkeeda 2021-2022 iyo ansixinta heerka booliska Hirshabelle, ansixinta gudiyada Baarlamaanka Hirshabelle.

Baarlamaanka dowladda Hirshabelle ayaa sanadii2021 sameyay muddo kordhin xeerarka kale duwan ee hirshabelle sida Xukumadda iyo Barlamaanka iyaga oo mudda dowladda hirshabelle ka dhigay 5 sano.
Location: Jawhar, Hirshabelle State, Somalia
Official Social Media
Website: https://hirshabelleparliament.so
Email address: Office.speaker@hirshabelleparliament.so
Facebook Page: https://www.facebook.com/HSParliament
Twitter: https://twitter.com/HirshabellePar1

Scroll to Top