Gudoomiye Abdihakim Lukman oo ka qeyb galay kulan Gudoomiyaha Golaha shacabka

Muqdisho: 27,june2022 gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman Haji Mohamed  iyo qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Dowlad gobaleedyada kulan kula qaatay magaalada muqdisho Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo ku-Xigeenkiisa 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow.

Gudoomiyaha Baarlamanaka Hirshabelle Dr abdihakim Lukman Haji mohamed iyo gudoomiyasha dowlad gobaleedyada Kulanka oo looga hadlaayey dardar-gelinta howlaha sharci dejinta iyo sida ugu haboon ay u wada shaqeyn karaan baarlamaannada dowlad goboleedyada dalka iyo kan Federaalka.

 

kulanka gudoomiyaha ayaa ku soo dhamaaday isfargard

Share

Scroll to Top