Ugu dambeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Booqasho ugu tagay Ugaas Hassan Ugaas Khaliif

Gudoomiyaha Ayaa ugaaska uga warbixiyey Howlaha maamulka Baarlamaanka iyo caqabadaha kuhor gudban Maamulka

Sidoo kale ugaas ayaa ka mahadceliyey booqashada  gudoomiyaha uu ugu yimid waxuuna bogaadiyey howlaha uu barlamaanka wado waxuuna balan qaaday inuu qeyb kaqaadan doono sidii looga gudbi lahaa caqabaha heysta maamulka

 

La Deg Lifaaqan

 

Share

Scroll to Top