GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Kormeer kusaabsan Xog ogaanshaha Xaalada Amniga Beledweyne ku tagay Xarumaha Laamaha Amniga Degmada Beledweyne.

Ajendaha:

  1. Dhageysiga Warbixinada Hay’adaha Amniga Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne.
  2. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Hay’adaha Amniga.
  3. Kormeerka Xafiisyada, Goobaha Maxabista iyo Goobaha ay adeegyada ku bixiyaan.

Masuuliyinta iyo Goobaha  uu Guddiga Kormeeray:

  1. Taliye Kuxiigenka Hay’adda Nabadsugida.

Xarunta Cidanka Hay’adda Nabadsugida.

  1. Taliyaha Saldhiga Booliska.

Saldhiga Booliska Degmada Beletweyne.

  1. Agaasimaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyada Gobolka Hiraan

Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyada ee Degmada Beletweyne.

Guddiga Goobaha ay kormeeren waxaa kamid ahaa Xarunta Ciidanka Hay.ada Nabadsugida, Saldhiga Booliska Degmada Beledweyne iyo Xarunta Hay,Ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Degmada Beledweyne

Kormeer iyo warbixinada Masuuliyinta kadib waxaa warbaahinta Lahadlay Masuuliyinta Hay,adaha Amniga iyo Masuuliyinta Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle.

 

Share

Scroll to Top