Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle ayaa magacaabay Guddii

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa magacaabay gudi ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle oo taakuleyn gaarsiiya deegaanda laga xureeyay Nabad diidka Alshabaab.

Gudigga uu magacaabay Gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle Dr abdihakim lukman haji mohamed ayaa ka kooban 7 xubnood waxaan gudoomiye u ah gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Baarlamaanka hirshabelle Xildhibaan siraaji sheikh Isaaq abdulle.

Share

Scroll to Top