Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle ayaa ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 2aad ee BJFS.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Hirshabelle mudane Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed ayaa ka Qaybgalay Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Labada Gole oo maanta Furay
Madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh Mohamud kana jeediyay Khubadiisa Dastuuriga ah.

Share

Scroll to Top