Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman ayaa booqday Isbitaalka Digfeer.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle Dr. Abdihakim Lukman haji mohamed ayaa markale Isbitaalka Digfeer booqasho ee magaalada muqdisho ku booqday dadkii kusoo dhaawacmay Qraxyadii Argagaxiso ee ka dhacay Magaalada Baladweyne

Booqashada gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle Dr-Abdihakim lukman Haji mohamed waxaa ku wehliyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha mudane Siraaji Sheikh Isaaq’ sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle Abdihakim Lukman Haji mohamed ayaa dhiig ushubay dadka dhaawacyada qaba Allana ugu baryay inuu Caafmaad siiyo.

Share

Scroll to Top