Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Hirshabelle Mudane Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Maxamed asagoo ku hadlaayo magaciisa kan gudoonka iyo midka Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle ayuu Hanblayo udiray Xulka Qaranka Soomaaliyeed Da’dooda ka yartahay 17 sano Guusha taariikhiga ah ee Galabta usoo hooyiyeen Dalka Soomaaliya ka dib markii ay ku guuleysteen Kooba Bariga iyo Bartama Afirca ee CECAFA.
Gudoomiyaha ayaa ku aamanay Macalinka Kooxda iyo Xiriirka Kubadda Cagta Dadaalka ay galiyeen ciyaartooyda si loo gaaro guushaan.
Hanbalyo Shacabka Soomaaliyeed meel kasto ooy aduunka ka joogaan.

