KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA

GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE OO KORMEER KU TAGAY ISKUULKA IMAAMU SHAAFICI EE MAGALADA JOWHAR.

Talaado 07 Janaayo 2020 Guddiga Caafimaadka iyo waxbarashada golaha wakiilada hirshabelle ayaa maanta kormeer howleed kusaabsan Xog Ogaanshaha Habsami u socodka waxbarashada Magaalada ku tagay Iskuulka Imaamu Shaafici ee Magalada Jowhar.

Ajendaha:

  1. Kormeerka Guddiga ee Goobaha Waxbarashada degmada Jowhar
  2. Su,aalaha Guddiga ee maamulada Iskuulka jowhar

Kormeerka Guddiga oo uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Guddiga Xildh Aden Odowaa Omar ayaa waxaa ku wehliyey Xubno katirsan Guddiga.

.  

Share

Scroll to Top