KUKANKA GUDDIGA CADAALADA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE
Talaado: 10 Dec 2019 Si waafaqsan Jadwalka Shaqada ee Golaha Waxaa Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Kulan kuyeeshay Guddiga Cadaalada,Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle
Kulanka Guddiga waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Guddiga Ajendaha Kulanka ayaa ahaa
Qiimeynta Waxqabadka Guddiga iyo Caqabadaha jira
Diyaarinta Qorshe Howleedka Guddiga ee Todobadka soo socda
Guddiga oo dood dheer kayeeshay Howlaha u yaalo iyo caqabadaha jira sida looga bixi karo ayaa ugu dambeyn isku raacay in la dar dargeliyo Howlaha iyo waajibadka laga sugaayo Guddiga



