KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE.

Isniin 06 Janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle.

Ajendaha:

  1. Dhageysiga warbixinta Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe .
  2. Dhageysiga Warbixinta Hay’adaha Amniga
  3. Su’aalaha iyo Jawaabaha

Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Ahna Gudoomiye Kuxigenka Gobolka Sh Dhexe,Duqa magalada Jowhar, Taliyaha Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Hirshabelle Taliyaha Saldhiga Degmada Jowhar iyo Xeer Ilaaliyaha.

Kulanka waxaa shir-gudoominayay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xildhibaan Mohamuud Siyaad Barqadle.

  

 

Share

Scroll to Top