KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE.

Sabti 04 Janaayo 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 3aad kalfadhiga 7aad kaqabsoomay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle.

Ajendaha:

  1. Warbixinta Howlaha Maxkamadda Racfaanka, Maxkamadda Gobolka Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle
  2. Su,aalaha Xubnaha Guddiga
  3. Jawaabaha Masuulinta Garsoorka

Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Shabeladda Dhexe iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle.

Kulanka waxaa shir-gudoominayay Guddoomiyaha Guddiga Cadaalada Xildhibaan Mohamed Abdikarin Mohamed

 

Share

Scroll to Top