KULANKA GUUD EE GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE EE KALFADHIGA 7AAD FADHIGIISA 9AAD

Arbaco 11 Dec 2019 Kulankii 9aad ee Kalfadhiga 7aad Golaha Xeer-Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Guddoominayey Gudoomiyaha Golaha    Md.Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa kaqabsoomay Xarunta Golaha

Ajendaha Kulanka Golaha:
1 Aayadaha Khura’aan Kareemka.
2 Dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta.
2 Akhrinta 2aad Xeer Hoosaadka Golaha.

Dooda iyo Soo Jeedinada Xildhibanada Kadib Guddoomiyaha Golaha ayaa Guddiga Xeer Hoosadka ku wargeliyey iney lawareegan Xeer Hoosaadka si ay usoo diyaariyan warbixin kusaabsan Wax kabadalka ay xildhibanada soo jeediyeen dibna ay golaha ugu soo celiyaan.

       

Share

Scroll to Top