Maanta oo ay taarikhda tahay 09 Dec 2019 Kulankii 8aad Kalfadhiga 7aad ee Golaha Wakiilada Hirshabeelle Goboledka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Golaha oo ay Wehliyaan kuxigenadiisa ayaa ka qabsoomay Xarunta Golaha.
Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 1aad Xeer Hoosadka Golaha oo fadhigii 7aad loo Qeybiyey Xubnaha Golaha



