Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Osman Barre Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Qaranka Mohamed ayaa kulan kula Qaatay

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa kulan kula Qaatay Xafiiskiisa Caasimada Hirshabelle Jowhar Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Qaranka

Wafdiga inta ay kusugan yihiin Hirshabelle waxaa ay kulamo kusaabsan Latashiga dib u eegista Dastuurka la qaadan Doonan Baarlamaanka iyo Bulshada rayidka si loo helo aragtida Dowlad Goboledka Hirshabelle ee ku aadan Hanaanka Dib u Eegista Dastuurka.

Share

Scroll to Top