Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Hirshabeelle ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Sheikh Cismaan Barre Maxamed oo maalmihii aynu soo dhaafna Howlo Samafal ah ujoogay magaalada Baladweyne ayaa faah faahin ka bixiyay saameynta fatahaada Baladweyne ay ku yeelatay dadka ku nool magaaladaasi waxaana Gudoomiyaha ku baaqay in lasii wado gurmadka loo sameenayo dadka ku waxyeeloobay fatahaadihii ka dhacay Magaalada …

Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn Read More ยป