Kulanka Guddiga Joogtada
Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Khamis 27 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 ka doodista Xaquuqda ka maqan xildhibaanada. 2 Kadoodista Xaalada Guud ee …
