Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale ee Dowlad Goboledka Hirshabelle) Ujeedka Safarka Xildhibaanadan oo katirsan baarlamanka hirshabelle Deegan Doorashadooduna tahay Degmada Cadale ayaa ah Xaal Ogaanshaha Bulshada kunool Degmada Cadale Kormeerida Masharaaricda laga fuliyey Degmada Cadale iyo Kormeerida Xarumaha Dowlada Wax ay sidoo kale kulamo laqaadan doonaana Maamulka Degmada, Ha.adaha …

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale Read More ยป