GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN
Axad 19 January 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiiraanka iyo Degmada Beledweyne. Ajendaha Warbixinta Garsoorka Gobolka Hiiraan,Baladweyne iyo masuuliyiinta Ciidanka Asluubta ee xabsiga. Su’aalaha xubnaha Guddiga. Kormeerka Xafiisyada Garsoorka iyo Xabsiga Baladweyne. Masuuliyinta Lala Kulmay: Abdirixin Mohamed Taakoy Gud. Maxkamadda Gobolka Hiran …
