Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa saakay si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 dhamaan deegaanada Hirshabelle marka laga reebo Degmada baladwayne oo duruuf gaar ah owgeed aanay saakay ardaydu galin imtaxaanka maadama fatahaadii wabiga shabelle …
Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka. Read More ยป
