Kulanka Guddiga Joogatada ee Baarlamanka Dawladda Hirshabelle
Jowhar 08 June 2023 Waxaa maanta ka qabsoomay Xarunta Golaha Kulanka Guddiga Joogatada oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Dawladda Hirshabelle Mudane Dr Cabdixakim Luqmaan Xaaji Maxamed oo uu wehliyo Gudoomiye kuxigeenka 2aad Mudane Mahad Hassan Osman, waxaana ka soo qaybgalay dhamaan Xubnaha Guddiga Joogtada. kulanka oo Ajandihiisu ahaa ka doodista Ajandayaasha Hortabinta leh ee …
Kulanka Guddiga Joogatada ee Baarlamanka Dawladda Hirshabelle Read More »
