KULANKA GUUD EE GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE EE KALFADHIGA 7AAD FADHIGIISA 8AAD
Maanta oo ay taarikhda tahay 09 Dec 2019 Kulankii 8aad Kalfadhiga 7aad ee Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Golaha oo ay Wehliyaan kuxigenadiisa ayaa ka qabsoomay Xarunta Golaha. Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 1aad Xeer Hoosadka Golaha oo fadhigii 7aad loo Qeybiyey Xubnaha Golaha Gudoomiyaha Golaha oo ay Wehliyaan kuxigenadiisa …
KULANKA GUUD EE GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE EE KALFADHIGA 7AAD FADHIGIISA 8AAD Read More ยป
