KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA GUDOOMIYE G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA KORMEER KU TAGAY BIYOXIREENKA SABUUN EE MAGALADA JOWHAR.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle mudane Mahad Hassan Osman iyo Masuuliyiin uu horkacayo ayaa kormeer ukuur galid ah ku tagay biyo xireenka Sabuun ee Magaalda Jowhar oo muhiim u ah xakameynta fatahaadaha Wabiga Shabelle kaaaso muddo sanado kadib aan helin wax tayactir ah. Gudoomiyaha GobOlka Shabellada Dhexe Mudane …
