Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle

Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed ayaa kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Ugu horeyn Wasiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Xildhibaan Yusuf Mocalin Hassan Jele ayaa Xildhibaanada kahor akhriyey Miisaaniyada …

Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Read More ยป