Xuska maalmaha Xoriyada Somaliya

Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye Ku xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Marwa Canab Axmed Ciise  ayaa Ka qaybgashay Xuska maalmaha Xoriyada Somaliya oo lagu qabtey Casimada Dowlada Goboleedka Hirshabellle ee #Jowhar #Xoriyada