Gudoomiyaha Ayaa ugaaska uga warbixiyey Howlaha maamulka Baarlamaanka iyo caqabadaha kuhor gudban Maamulka
Sidoo kale ugaas ayaa ka mahadceliyey booqashada gudoomiyaha uu ugu yimid waxuuna bogaadiyey howlaha uu barlamaanka wado waxuuna balan qaaday inuu qeyb kaqaadan doono sidii looga gudbi lahaa caqabaha heysta maamulka
La Deg Lifaaqan




