Gudoomiyaha iyo masuuliyinta kale oo lakulmay ehelka marxuumka

20 July 219 Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ay wehlinayaan Taliyaha Qeyb 27aad ee Ciidanka Xooga Dalka Gudoomiyaha markamada Ciidamada Qeybta 27aad iyo maamulka Degmada iyo Xildhibaano katirsan Dowlad Goboledka ayaa Tacsi ugu tagnay Mid kamid beelaha degan Gobolka oo askari katiirsan ciidanka oo kasoo beeshaas lagu dilay Magalada Beledweyne waxaana laqeyb sanay Murugada iyo tiiranyada tacsida

Share

Scroll to Top