warsaxaafadeeda

Gudoomiyaha oo si wadajir ah ula hadlaya Odayasha dhqanka beelaha ay kakala soo jeedan Ciidanka

“Waxaan kudhow isbuuc kudhex jirnay inaan is hor fadhiisino beelaha ay kakala soo jeedan Askarta waxaana ugu kala dab qaadnay si wanaagsan oo ay labada beelood ku qanacsan yihiin waxaana rajeyneynaa in marka mudadaas lagu heshiyey lagaaro inay beelaha dhameystiran doonaan wixii lagu heshiiyey ,” ayuu yiri Guddoomiyuhu.

Gudoomiyaha iyo masuuliyinta kale oo lakulmay ehelka marxuumka

20 July 219 Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ay wehlinayaan Taliyaha Qeyb 27aad ee Ciidanka Xooga Dalka Gudoomiyaha markamada Ciidamada Qeybta 27aad iyo maamulka Degmada iyo Xildhibaano katirsan Dowlad Goboledka ayaa Tacsi ugu tagnay Mid kamid beelaha degan Gobolka oo askari katiirsan ciidanka oo kasoo beeshaas lagu dilay Magalada Beledweyne waxaana laqeyb sanay Murugada iyo tiiranyada …

Gudoomiyaha iyo masuuliyinta kale oo lakulmay ehelka marxuumka Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulamo Gooni Gooni ah la qaatay Bulshada Beledweyne

14-17 July 2019 Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed wuxuu kulamo Gooni Gooni ah Beledweyne kula qaatay Qeybaha Bulshada sida Haweenka Gobolka iyo Kan Degmada Dhalinyarada Culumada Siyaasiyiinta iyo Dhamaan Bulshada waxaana uu uga warbixiyey Howlaha Golaha isagoo kadheystay baahiyaha ay koox waliba kahadlayaan

Scroll to Top