TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed Isagoo Ku Hadlaya Magaciisa, Kan Gudoonka, Magaca xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka iyo Shacabka Waxuu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Marxuum Ex Xildhibaan Ahmed Omar Gaabow Sheikh Libi oo Kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo Maanta ku GeeriyodayCaasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar Gudoomiye …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More ยป