Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle

Jowhar July 28, 2020 Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye kuxiigenka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Marwo Canab Axmed Ciise oo ay wehliyaan Xildhibaano, Taliyaha Booliska Hirshabelle iyo Maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah Tuuloyin hoos yimaado Degmada Jowhar oo saamen ku yeeshen Fatahaadda Wabiga Shabelle. kormeerka oo saacado qaatay ayay ku mareen Tuuloyin …

Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle Read More ยป