Guddiga

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle oo Maanta Qabsoomay Axad 23 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo …

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Read More »

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE

Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Magalada Beledweyne. Ajendaha: Kormeerka Iskuulada Iyo Dhageysiga Warbixinada Maamulada Iskuulada. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Iskuulada. Kormeerka Jaamacadaha iyo Dhageysiga Warbixinada Masuuliyinta Jaamacadda. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Isbitaalka. Kormeerka Isbitalada iyo MCH yada Magalada Beletweyne iyo Dhageysiga Warbixinadooda …

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE Read More »

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE Talaado: 10 Dec 2019 Si waafaqsan Jadwalka Shaqada ee Golaha Waxaa Kulankii 2aad Kalfadhiga 7aad Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Kulan kuyeeshay Gudiga Dastuurka, dib uhishiisiinta, xalinta khilaafaadka iyo hanti isucelinta Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle Kulanka Guddiga waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Guddiga Ajendaha Kulanka …

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE Read More »

Xubno Matalayo Guddiga Maaliyadda oo Aqoon kororsi ooga qaybgaley Dalka Uganda Casimadiisa kampala

Tababarkaan oo bilowday 10 November 2019 socdayna ilaaa 15 November 2019 ayay xubno matalaaya Golaha Wakiillada Hirshabelel oo uu hugaaminaayey Xil. Idle Siyaar Sheik khalif ay uga qeyb galeen dalka Uganda. Tababarkaas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Chemonics mashruuca Gole-Kaab oo ay maalgelisay Hay’adda SSF. (Somali stability fund) Tababarka waxaa lagu baranaayey Habraaca Sameynta Miisaaniyadda, …

Xubno Matalayo Guddiga Maaliyadda oo Aqoon kororsi ooga qaybgaley Dalka Uganda Casimadiisa kampala Read More »

Scroll to Top