Kulan Wadajir ah oo ay yeesheen Guddiyada Golaha Wakiilada Hirshabelle .
Waxaa manta oo tariikhda tahay 09 Dec 2019 waxaa kulan yeeshay guddiyada Golaha wakilada Hirshabelle , kulanka waxaa shir gudoomlinayay Xoghayaha guud ee Golaha , waxaana ka soo qaybgaley xubno gaarayo ilaa 16 xubnood oo ka kala socdday Guddiyada Golaha iyo Agaasima Howlaha Golaha iyo Madaxa Arimaha Guddiyada. Ujeedka kulan waxuu ahaa Dardargalinta kulamada iyo …
Kulan Wadajir ah oo ay yeesheen Guddiyada Golaha Wakiilada Hirshabelle . Read More »
