GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN
Axad 19 janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Kormeer kusaabsan Xog ogaanshaha Xaalada Amniga Beledweyne ku tagay Xarumaha Laamaha Amniga Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Hay’adaha Amniga Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Hay’adaha Amniga. Kormeerka Xafiisyada, Goobaha Maxabista iyo Goobaha ay adeegyada ku bixiyaan. Masuuliyinta …
