Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle
Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle oo Maanta Qabsoomay Axad 23 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo …
Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Read More ยป
