Xubno kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar soo gaaray
Wafdi kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS oo Jowhar Soo Gaaray. Sabti 21 Desember 2019 Xubno kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar soo gaaray Wafdigan oo uu Hogaaminayey Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka waxey Caasimada Hirshabelle ee jowhar …
