Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab
Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Muqdisho 12 March 2020 Gudoomiyaha Golaha Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed oo uu Wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Md,ne Abdiwahid Mohamed Hussein ayaa Kulan Qado ah kula qaatay Hotel Decale ee Magalada Muqdisho Madaxa Mashruuca Gole-kaab Mr. Bill clay iyo kuxigenkiisa Gudoomiye Sheikh Osman Barre ayaa Madaxa Mashruuca …
Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Read More ยป
