KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE.

Sabti 04 Janaayo 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 3aad kalfadhiga 7aad kaqabsoomay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Ajendaha: Warbixinta Howlaha Maxkamadda Racfaanka, Maxkamadda Gobolka Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Su,aalaha Xubnaha Guddiga Jawaabaha Masuulinta Garsoorka Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka …

KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE. Read More ยป