Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle
Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Khamiis 19 March 2020 Golaha Wakiilada Hirshabelle oo uu Shir Gudoomineyey Gudomiye Kuxigenka 1aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdi Cuseen Geedi iyo Gudoomiye Kuxiigenka 2aad Marwo Canab Axmed Ciise Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Qodobo dhowr ah 1. Ka doodista howhlaha horyaala …
