Warbixino

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baralmaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman ayaa ku soo dhaweyay Garoonka Diyaradaa Maxamed Dheere Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane ALi Guudlaawe Hussein

  Jowhar  19 April  2024 Kusimaha Gudoomiyaga ahna gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dawladda Hirshabelle mudane Mahad Hassan Osman ayaa Caasimada Jowhar ku soo dhaweeyay Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dawladda Hirshabelle Mudane Ali Guudlaawe Hussein. Madaxweynaha oo socdaal shaqo ku tagay Magaalada Nayroobi ayaa halkaas kula kulmay qaar kamid ah Wakiilada beesha Caalamka oo …

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baralmaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman ayaa ku soo dhaweyay Garoonka Diyaradaa Maxamed Dheere Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane ALi Guudlaawe Hussein Read More »

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA AFUR USAMEEYAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA SH/DHEXE IYO MAAMULKA DEGAMADA JOWHAR.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka  Mudane Mahad Hassan Osman  ayaa kulan Afur ah u sameeyay  Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe , midka  Caasimadda Dowladda ee Jowhar  iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda  Hirshabelle iyo Saraakiisha Ciidanka  Dowladda Hirshabelle. Kusimaha Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo  sidii looga …

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA AFUR USAMEEYAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA SH/DHEXE IYO MAAMULKA DEGAMADA JOWHAR. Read More »

Ku simaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle ahna G/K 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka  labaad ee Baarlamnaanka  Hirshabelle Mudane Mudane Mahad Hassan Osman  ayaa maanta degmada Balacad kaga qeybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee keymaha. kusimaha Madaxweynaha iyo Masuuliyiin ka kala socotay Maamulka degmada Balacad iyo Wasaaradda deegaanka Dowladda Hirshabelle ayaa Degmada Balcad waxay ku beereen 3000( Sadax kun oo geed)  …

Ku simaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle ahna G/K 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman. Read More »

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA GUDOOMIYE G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA KORMEER KU TAGAY BIYOXIREENKA SABUUN EE MAGALADA JOWHAR.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle mudane Mahad Hassan Osman  iyo Masuuliyiin uu horkacayo ayaa kormeer ukuur galid ah ku tagay biyo xireenka Sabuun  ee Magaalda Jowhar oo muhiim u ah xakameynta fatahaadaha Wabiga Shabelle   kaaaso muddo sanado kadib aan helin wax tayactir ah. Gudoomiyaha GobOlka Shabellada Dhexe  Mudane …

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA GUDOOMIYE G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA KORMEER KU TAGAY BIYOXIREENKA SABUUN EE MAGALADA JOWHAR. Read More »

Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa saakay si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 dhamaan deegaanada Hirshabelle marka laga reebo Degmada baladwayne oo duruuf gaar ah owgeed aanay saakay ardaydu galin imtaxaanka maadama fatahaadii wabiga shabelle …

Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12 -aad ee sanad dugsiyeedka. Read More »

Kulanka Guddiga Joogatada ee Baarlamanka Dawladda Hirshabelle

Jowhar 08 June 2023 Waxaa maanta ka qabsoomay Xarunta Golaha Kulanka Guddiga Joogatada oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Dawladda Hirshabelle Mudane Dr Cabdixakim Luqmaan Xaaji Maxamed oo uu wehliyo Gudoomiye kuxigeenka 2aad Mudane Mahad Hassan Osman, waxaana ka soo qaybgalay dhamaan Xubnaha Guddiga Joogtada. kulanka oo Ajandihiisu ahaa ka doodista  Ajandayaasha Hortabinta leh ee …

Kulanka Guddiga Joogatada ee Baarlamanka Dawladda Hirshabelle Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman ayaa booqday Isbitaalka Digfeer.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle Dr. Abdihakim Lukman haji mohamed ayaa markale Isbitaalka Digfeer booqasho ee magaalada muqdisho ku booqday dadkii kusoo dhaawacmay Qraxyadii Argagaxiso ee ka dhacay Magaalada Baladweyne Booqashada gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle Dr-Abdihakim lukman Haji mohamed waxaa ku wehliyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha mudane Siraaji Sheikh Isaaq’ sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle …

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman ayaa booqday Isbitaalka Digfeer. Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle ayaa magacaabay Guddii

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa magacaabay gudi ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle oo taakuleyn gaarsiiya deegaanda laga xureeyay Nabad diidka Alshabaab. Gudigga uu magacaabay Gudoomiyaha baarlamaanka hirshabelle Dr abdihakim lukman haji mohamed ayaa ka kooban 7 xubnood waxaan gudoomiye u ah gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Baarlamaanka hirshabelle Xildhibaan siraaji sheikh …

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle ayaa magacaabay Guddii Read More »

Gudoomiye Abdihakim Lukman Haji Mohamed Hambalayada Xulka Qaranka Soomaaliyeed Da’dooda ka yartahay 17 sano

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Hirshabelle Mudane Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Maxamed asagoo ku hadlaayo magaciisa kan gudoonka iyo midka Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle ayuu Hanblayo udiray Xulka Qaranka Soomaaliyeed Da’dooda ka yartahay 17 sano Guusha taariikhiga ah ee Galabta usoo hooyiyeen Dalka Soomaaliya ka dib markii ay ku guuleysteen Kooba Bariga iyo Bartama Afirca ee CECAFA. Gudoomiyaha …

Gudoomiye Abdihakim Lukman Haji Mohamed Hambalayada Xulka Qaranka Soomaaliyeed Da’dooda ka yartahay 17 sano Read More »

Scroll to Top