Warbixino

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Abdihakim Lukman Haji Mohamed ayaa tacsi u direy.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Hirshabeelle Mudane Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed asagoo ku hadlaaya Magaciisa iyo kan Golaha xeer dejinta Dowladda Hirshabelle waxa uu ka tacsiyeenayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Xildhibaan Xasan Faarax salaad oo ka tirsanaa Baarlamaanka 2aad ee Dowladda Hirshabelle kaas oo ku geeriyooday Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Allaha u naxariisto …

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Abdihakim Lukman Haji Mohamed ayaa tacsi u direy. Read More »

Kalfadhiga 3aad kulankiisa 3aad

Kalfadhiga 3aad kulankiisa 3aad oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle Mudane Dr Cabdixakim Luqmaan Xaaji Maxamed ayadoo uu ku wehliyay  Gudoomiye Ku xigeenka 2aad Mudane  Mahad Xasan Cusmaan. Ajandaha Kulanka ayaa ahaa  Dooda akhrinta 2aad ee Xeerka Ciidanka Boliiska Hirshabelle. Gudoomiyaha Golaha ayaa marka uu furay kulanka waxuu ku dhawaaqay in ladiiwangaliyo Xildhibaanada …

Kalfadhiga 3aad kulankiisa 3aad Read More »

Gudoomiye Abdihakim Lukman Haji ayaa la kulmay madaxa Xafiiska arrimaha bini’aadinimada Soomaaliya ee Safaaradda Germalka Martin Stein

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Hirshabelle mudane Dr-abdihakim Lukman Haji Mohamed ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulan kula qaatay madaxa Xafiiska arrimaha bini’aadinimada Soomaaliya ee Safaaradda Germalka Martin Stein. Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman Haji mohamed iyo Martin stein ayaa ka wada hadaleen horumarinta iyo tayenta Xubnaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo Howl wadeenada baarlamaanka Dowlada Hirshabelle. …

Gudoomiye Abdihakim Lukman Haji ayaa la kulmay madaxa Xafiiska arrimaha bini’aadinimada Soomaaliya ee Safaaradda Germalka Martin Stein Read More »

Gudoomiye Abdihakim Lukman oo ka qeyb galay kulan Gudoomiyaha Golaha shacabka

Muqdisho: 27,june2022 gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdihakim Lukman Haji Mohamed  iyo qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Dowlad gobaleedyada kulan kula qaatay magaalada muqdisho Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo ku-Xigeenkiisa 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow. Gudoomiyaha Baarlamanaka Hirshabelle Dr abdihakim Lukman Haji mohamed iyo gudoomiyasha dowlad gobaleedyada …

Gudoomiye Abdihakim Lukman oo ka qeyb galay kulan Gudoomiyaha Golaha shacabka Read More »

Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle

Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed ayaa kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Ugu horeyn Wasiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Xildhibaan Yusuf Mocalin Hassan Jele ayaa Xildhibaanada kahor akhriyey Miisaaniyada …

Ansixinta Miisaaniyada Sanadka 2021 ee Dowlad Goboledka Hirshabelle Read More »

Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle

Jowhar July 28, 2020 Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye kuxiigenka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Marwo Canab Axmed Ciise oo ay wehliyaan Xildhibaano, Taliyaha Booliska Hirshabelle iyo Maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah Tuuloyin hoos yimaado Degmada Jowhar oo saamen ku yeeshen Fatahaadda Wabiga Shabelle. kormeerka oo saacado qaatay ayay ku mareen Tuuloyin …

Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle Read More »

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiayaha Golaha Wakiilada Hirshabelle asagoo ku hadlaayo Magaca Golaha Wakiilada ayuu Tacsi tiiraanyo leh udiray Dhamaan shacabka reer Hirshabelle iyo Xildhibaanada Golaha gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Maxamuud xuurshow. waxuuna Marxuumka ilaahay Oga barayay in ilaahay unaxariisto Danbigiisana alle dhaafo. Waxaa saako dhagar qabayaasho ay gaari kala dageen Xildhibaanka oo …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed Isagoo Ku Hadlaya Magaciisa, Kan Gudoonka, Magaca xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka iyo Shacabka Waxuu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Marxuum Ex Xildhibaan Ahmed Omar Gaabow Sheikh Libi oo Kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo Maanta ku GeeriyodayCaasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar Gudoomiye …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

Scroll to Top