Warbixino

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed Isagoo Ku Hadlaya Magaciisa, Kan Gudoonka, Magaca xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka iyo Shacabka Waxuu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Marxuum Ex Xildhibaan Khaliif Mumin Toxow oo Kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo Maanta ku Geeriyoday Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Gudoomiye …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Muqdisho 12 March 2020 Gudoomiyaha Golaha Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed oo uu Wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Md,ne Abdiwahid Mohamed Hussein ayaa Kulan Qado ah kula qaatay Hotel Decale ee Magalada Muqdisho Madaxa Mashruuca Gole-kaab Mr. Bill clay iyo kuxigenkiisa Gudoomiye Sheikh Osman Barre ayaa Madaxa Mashruuca …

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Read More »

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Khamiis 19 March 2020 Golaha Wakiilada Hirshabelle oo uu Shir Gudoomineyey Gudomiye Kuxigenka 1aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdi Cuseen Geedi iyo  Gudoomiye Kuxiigenka 2aad Marwo Canab Axmed Ciise Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Qodobo dhowr ah 1. Ka doodista howhlaha horyaala …

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale ee Dowlad Goboledka Hirshabelle) Ujeedka Safarka Xildhibaanadan oo katirsan baarlamanka hirshabelle Deegan Doorashadooduna tahay Degmada Cadale ayaa ah Xaal Ogaanshaha Bulshada kunool Degmada Cadale Kormeerida Masharaaricda laga fuliyey Degmada Cadale iyo Kormeerida Xarumaha Dowlada Wax ay sidoo kale kulamo laqaadan doonaana Maamulka Degmada, Ha.adaha …

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle iyo Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS.

Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta kulan laqaatay Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS. Jowhar 05 Maarso 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulan laqaatay Masuuliyin kasocotay Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee BFS Masuuliyinta Katirsan wasaarada Dastuurka ee XFS iyo Masuuliyin Katirsan Guddiga Madaxa Banaan ee lasocodka Dib u Eegista …

Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle iyo Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS. Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Khamis 27 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 ka doodista Xaquuqda ka maqan xildhibaanada. 2 Kadoodista Xaalada Guud ee …

Kulanka Guddiga Joogtada Read More »

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle Khamiis; 27-02-2020 Xildhibaanadan katirsan baarlamaanka dowlad goboledka hirshabelle deegaan doorashadoodu tahay degmada balcad ayaa maanta soo gaaray degmada balcad ee Dowlad Gobolkedka Hirshabelle Ujeedada Safarka Xildhibanaadan ayaa ah. u kuur gelida xaalada Bulshada Degmada iyo kormeerida Mashaaricda Horumarineed ee laga fuliyey …

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle Read More »

Kulan u dhaxeyay Labada Gole ee DGHSH iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka

Kulan u dhaxeyay 2 Gole ee Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka oo Maanta Kaqabsoomay Xarunta Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Isniin 24 Febraayo 2020 Golayasha Xeer Dejinta iyo Fulinta Dowlad Goboledka Hirshabelle oo ay Hogaaminayaan Madaxweyne Kuxigenka Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo Gudoomiye kuxigenka 2aad Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa kulan wadajir …

Kulan u dhaxeyay Labada Gole ee DGHSH iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle oo Maanta Qabsoomay Axad 23 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo …

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Read More »

Kormeerka Guddiga Arimaha Gudaha iyo Amniga oo Gaaray Degmada Warsheikh

Maanta oo ay Taarikhdu tahay 19 febraayo 2020 Qaar kamid Ah Xildhibanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelleoo Deegan Doorashadodu tahay Degmada warshiikh ayaa Gaaray Degmada Warshiikh Ee Dowlad Goboledka Hirshabelle. Ujeedka Xildhibaanada ayaa ahaa inay kormeer ku sameeyaan Degmada Warsheikh oo mudo lix ka hor yeelatay Gole Deegan iyo guud ahaan xaaladda Degmada.

Scroll to Top