Gobolka

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA AFUR USAMEEYAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA SH/DHEXE IYO MAAMULKA DEGAMADA JOWHAR.

Kusimaha Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka  Mudane Mahad Hassan Osman  ayaa kulan Afur ah u sameeyay  Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe , midka  Caasimadda Dowladda ee Jowhar  iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda  Hirshabelle iyo Saraakiisha Ciidanka  Dowladda Hirshabelle. Kusimaha Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo  sidii looga …

KUSIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA G/K/X 2AAD EE BAARLAMAANKA HIRSHABELLE MUDANE MAHAD HASSAN OSMAN AYAA AFUR USAMEEYAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA SH/DHEXE IYO MAAMULKA DEGAMADA JOWHAR. Read More »

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 January 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiiraanka iyo Degmada Beledweyne. Ajendaha Warbixinta Garsoorka Gobolka Hiiraan,Baladweyne iyo masuuliyiinta Ciidanka Asluubta ee xabsiga. Su’aalaha xubnaha Guddiga. Kormeerka Xafiisyada Garsoorka iyo Xabsiga Baladweyne. Masuuliyinta Lala Kulmay: Abdirixin Mohamed Taakoy Gud. Maxkamadda Gobolka Hiran …

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN Read More »

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Kormeer kusaabsan Xog ogaanshaha Xaalada Amniga Beledweyne ku tagay Xarumaha Laamaha Amniga Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Hay’adaha Amniga Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Hay’adaha Amniga. Kormeerka Xafiisyada, Goobaha Maxabista iyo Goobaha ay adeegyada ku bixiyaan. Masuuliyinta …

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN Read More »

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE

Guddiga Arrimaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kulan laqaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Mauuliyinta Gobolka Hiiran iyo Degmada. Kormeerka Xafiisyada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Guddiga ayaa ugu horeyn warbixin kadhageystay Masuuliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo …

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE Read More »

Scroll to Top