hirshabelle

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Khamiis 19 March 2020 Golaha Wakiilada Hirshabelle oo uu Shir Gudoomineyey Gudomiye Kuxigenka 1aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdi Cuseen Geedi iyo  Gudoomiye Kuxiigenka 2aad Marwo Canab Axmed Ciise Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Qodobo dhowr ah 1. Ka doodista howhlaha horyaala …

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Hirshabeelle ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Sheikh Cismaan Barre Maxamed oo maalmihii aynu soo dhaafna Howlo Samafal ah ujoogay magaalada Baladweyne ayaa faah faahin ka bixiyay saameynta fatahaada Baladweyne ay ku yeelatay dadka ku nool magaaladaasi waxaana Gudoomiyaha ku baaqay in lasii wado gurmadka loo sameenayo dadka ku waxyeeloobay fatahaadihii ka dhacay Magaalada …

Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn Read More »

Ugu dambeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Booqasho ugu tagay Ugaas Hassan Ugaas Khaliif

Gudoomiyaha Ayaa ugaaska uga warbixiyey Howlaha maamulka Baarlamaanka iyo caqabadaha kuhor gudban Maamulka Sidoo kale ugaas ayaa ka mahadceliyey booqashada  gudoomiyaha uu ugu yimid waxuuna bogaadiyey howlaha uu barlamaanka wado waxuuna balan qaaday inuu qeyb kaqaadan doono sidii looga gudbi lahaa caqabaha heysta maamulka   La Deg Lifaaqan  

Scroll to Top