Hirshabelle Parliament

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 January 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiiraanka iyo Degmada Beledweyne. Ajendaha Warbixinta Garsoorka Gobolka Hiiraan,Baladweyne iyo masuuliyiinta Ciidanka Asluubta ee xabsiga. Su’aalaha xubnaha Guddiga. Kormeerka Xafiisyada Garsoorka iyo Xabsiga Baladweyne. Masuuliyinta Lala Kulmay: Abdirixin Mohamed Taakoy Gud. Maxkamadda Gobolka Hiran …

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN Read More »

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Kormeer kusaabsan Xog ogaanshaha Xaalada Amniga Beledweyne ku tagay Xarumaha Laamaha Amniga Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Hay’adaha Amniga Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Hay’adaha Amniga. Kormeerka Xafiisyada, Goobaha Maxabista iyo Goobaha ay adeegyada ku bixiyaan. Masuuliyinta …

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN Read More »

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE

Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Magalada Beledweyne. Ajendaha: Kormeerka Iskuulada Iyo Dhageysiga Warbixinada Maamulada Iskuulada. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Iskuulada. Kormeerka Jaamacadaha iyo Dhageysiga Warbixinada Masuuliyinta Jaamacadda. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Isbitaalka. Kormeerka Isbitalada iyo MCH yada Magalada Beletweyne iyo Dhageysiga Warbixinadooda …

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE Read More »

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE

Guddiga Arrimaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kulan laqaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Mauuliyinta Gobolka Hiiran iyo Degmada. Kormeerka Xafiisyada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Guddiga ayaa ugu horeyn warbixin kadhageystay Masuuliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo …

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE Read More »

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA

GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE OO KORMEER KU TAGAY ISKUULKA IMAAMU SHAAFICI EE MAGALADA JOWHAR. Talaado 07 Janaayo 2020 Guddiga Caafimaadka iyo waxbarashada golaha wakiilada hirshabelle ayaa maanta kormeer howleed kusaabsan Xog Ogaanshaha Habsami u socodka waxbarashada Magaalada ku tagay Iskuulka Imaamu Shaafici ee Magalada Jowhar. Ajendaha: Kormeerka Guddiga ee Goobaha Waxbarashada degmada …

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA Read More »

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE.

Isniin 06 Janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Ajendaha: Dhageysiga warbixinta Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe . Dhageysiga Warbixinta Hay’adaha Amniga Su’aalaha iyo Jawaabaha Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Ahna Gudoomiye Kuxigenka Gobolka Sh …

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE. Read More »

KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE.

Sabti 04 Janaayo 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 3aad kalfadhiga 7aad kaqabsoomay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Ajendaha: Warbixinta Howlaha Maxkamadda Racfaanka, Maxkamadda Gobolka Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Su,aalaha Xubnaha Guddiga Jawaabaha Masuulinta Garsoorka Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka …

KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE. Read More »

Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha

KORMEERKA GUDDIGA SHAQADA IYO SHAQAALAHA GOLAHA WAKIILADA KU TAGEEN XARUNTA GUDIGA SHAQALAHA RAYIDKA EE DOWLADA Arbaco 01 Janaayo 2020 Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Isboortiga Golaha Wakiilada Hirshabelle waxey kormeer iyo xog ogaansho ku tageen Xafiisyada Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowlada Kormeerka ay Guddiga Ku tageen Xafiisyada Guddiga shaqaalaha Rayidka …

Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Read More »

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA CADAALADA GARSOORKA ARRIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA EE GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA IYO WASIIRU DOWLAHA WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA DG HIRSHABELLE. Arbaco 01 Janaayo 2020 Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta Golaha Wakiilada ayaa ka qabsoomay Xarunta Baarlamaanka DG Hirshabelle. Kulanka Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka …

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta Read More »

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada

KULANKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA EE GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA DG HIRSHABELLE. Isniin Desember 2019 Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada ayaa ka qabsoomay Xarunta Baarlamaanka DG Hirshabelle. Kulanka Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Guddiga Xildh Aden odowaa Omar ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka …

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada Read More »

Scroll to Top